Somali News

MW Xasan Sheekh oo u safray dalka Norway,

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo ...

MW Biixi oo sheegay in Jabhadii Buurta Gacanlibaax la maxkamadayn doono

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in maxkamad la horkeeni doono xubnihii Jabhadii Buurta Gacanlibaax ee weera...

MW Laftagareen oo xariga ka jaray 200 oo guri oo loo dhisay dadka Barakacayaasha...

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray 200 oo Guri oo loo dhisay Qaar kamid ah D...

MW Qoorqoo oo gud u saaray dagaal ka dhacay Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Guddgi Wasiirro ah oo ka kooban 5 xubnood u xilsaaray xal u helista dagaa...

DFS oo ka hadashay dagaal beeleed ka dhacay Gamludug

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa baaqa nabadeed u dirtay beelo walaa...

MW Axmed Madoobe oo daah-furay Imtixaanka fasalka 8aad ee DG Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbalnad Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8...

MW Xasan Sheekh oo sheegay in Dowladdu ay ku faraxsan tahay ku biirista EAC.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muuqaalka Fogaan-aragga uga qaybgalay meertada 23aad ee ...

PSF oo sheegtay in ay qabatay labo nin oo Daacish ka tirsan

Ciidanka PSF, ee Puntland ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen labo xubnood oo katirsan kooxda Daacish oo kasoo jeeda dalka Tanz...

Maxaa lagu ansixiyay shirkii golaha wasiirada soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey...

Toogasho lagu fuliyay Rag dilay Macalin & Dhaqtar Walaalo ahaa

Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa Maanta dil toogasho ah ku fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa ee lagu...

PSF oo ka jawaabtay eedeymo uga yimid Taliyaha Booliska Puntland

Taliska ciidanka PSF ayaa iska fogeeyay eedayn uga timid taliyaha ciidanka Booliiska Putland, gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire, ...

Puntland : Bacmadowda oo go’aan adag laga soo saaray

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku dhawaaqay go’aan  lagu mamnuucayo in la geeyo bacaha isaga oo Hay’ada...

SBC Radio Live

Facebook Feed