Golaha Khubarada ee Hoggaamiyaha Sare ee Iran ayaa soo saaray bayaan ka kooban 10 qodob, iyagoo ugu baaqay wafdiga Iran ee wada-hadallada inay ku dhegganaadaan waxa ay ku tilmaameen "khadadka cas" ee Hoggaamiyaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah, isla markaana ay ka saaraan arrinta xuquuqda nukliyeerka Iran ajandaha wada-hadallada.
Qayb kale oo ka mid ah bayaanka ayaa Donald Trump iyo Benjamin ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay isfahamka ay gaareen Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo ku tilmaantay tallaabo muhiim ah oo gacan ka geysan karta yareynta xiisadaha iyo xoojinta xasilloonida gobolka Bariga Dhexe.
War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Muqdisho ay taageersan tahay xalalka lagu gaaro wada-hadal iyo diblomaasiyad, ha...
Ka dib wareeggii koowaad ee wadahaddallada dhex maray Mareykanka iyo Iiraan ee ka dhacay dalka Switzerland, Iiraan ayaa mar kale caddeysay inay aad u doonayso inay maamusho Marinka Hormuz.
Isaga oo la hadlayay telefishinka dowladda Iiraan xilli uu dib ugu soo laabanayay dalkiisa ka dib wadahaddallada, madaxa wada-xaajoodka Iiraan ayaa sheegay in maamulka iyo gacan ku heynta Marinka uusan ...