Somaliland

Xuska 18 May oo laga xusay magaalooyinka Soomaliland

Munaasibada 18 May ee 33 guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland ku dhawaaqday gooni isutaaga 1991, ayaa si wayn looga xusay ...

MW Muuse Biixi muxuu ku soo arkay Isbitaalada Hargeysa?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer shaqo kusoo maray cusbitaalka guud ee Hargey...

MW Muuse Biixi oo eedeymo u jeediyay Dowlada Soomaliya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay cadaawad ay kaga soo horjeedo madaxbannaanida Somal...

Booliiska Somaliland oo soo qabtay dirawal jiidhay wiil 9 jir ah oo baxsaday

Booliiska Gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedaysan in uu baabuur jiidhsiiyay wiil yar oo 9 jir ah ha...

MW Muuse Biixi oo dhaqangaliyay xeerarka doorashooyinka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhaqangaliyay wax ka badalka iyo kaabista Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan...

MW Muuse Biixi” DFS ayaa looga fadhiyaa dilka Cabdinaasir Dahable”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa boqollaal qof kala qaybgalay salaadda janaasada iyo aaska maydka marxuum Cabdinaasi...

MW Muuse Biixi ” Hishiiskii Itoobiya aan la galnay waa fulayaa ”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u sheegay in heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, uu fuli doono, isla markaa...

Somaliland ” Waanu hirgalinaynaa Hishiiskii Itoobiya

Somaliland ayaa sheegtay in ay si buuxda u hirgalinayso isfahamkii ay la gashay dowlada Itoobiya, waxayna ku dooday in uu yahay mi...

Somaliland oo dilka Dahable ku eedaysay DFS

Somaliland ayaa dilka Cabdinaasir Muuse Dahable oo ka tirsanaa Hay'adda Hawada ee Sooomaaliya ku eedaysay dowlada Soomaaliya. W...

MW Saylic oo ka horyimid xeer ay ansixiyeen golaha guurtida

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa sheegay in xeerka doorashooyinka ee maanta gola...

Golaha Guurtida Somaliland oo ansixiyay xeerka doorashooyinka

Golaha Guurtida Somaliland ayaa meel mariyay xeerka doorashooyinka ee uu madaxweynuhu dhawaan dib ugu soo celiyay golayaasha sharc...

DFS ” Majirto Hawo ay la wareegtay Soomaliland

Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war ka soo baxay Soomaliland oo sheegaya in ay dib ula wareegtay maamul...

Facebook Feed

Twitter Feed