Khaatumo

SSC ” Xiriirka DFS nagala dhaxeeyay kala tashan mayno Puntland ”

Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga jawaabay hadal dhowaan kasoo baxay Madaxweynaha Puntland,...

SSC Khaatumo oo siidaysay 25 maxbuus oo ka soo jeeda Soomaliland

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii ...

SSC Khaatumo oo Somaliland ugu baaqday Nabad shuruud la’aan ah

Madaxweynaha maamulka SSC Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye oo Xalay ka hadlaayay munaasibad balaaran oo ka dhacday mag...

Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo si rasmi ah uga qeyb galaya shirka golaha wadatashig...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Firdhiye,...

RW Xamsa iyo Firdhiye oo Laascaanood ka dhagaxdhigay 8 Mashruuc

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Maamulka SSC—Khaatumo, Cabdulqa...

Wafdi horudhac u ah Ra’iisul wasaare Xamse oo gaarey Laascaanood

Wafdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ka kooban labada gole ee dowladda iyo ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka SSC oo laalay mooshinka dastuurka.

Shir guddoonka golaha dhexe ee maamulka SSC KHATUMO ayaa maanta laalay mooshin lagu dhisi lahaa dastuurka cusub ee maamulkaasi oo ...

Caddaanka Koofur Africa oo diiday in loo soo raro Mareykanka

Kooxo matalo qaar ka mid ah caddaanka laga tirada badan yahay ee Koonfur Afrika ayaa Sabtidii ka jawaabay, qorshe uu madaxweyne Do...

QM oo Ku dhawaaqday in 3,000 oo meydad ah laga helay Goma

Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku sugan dalka Jamhuuriyadda Dimqoraadiga ee Congo ayaa Arbacadi shalay sheegay, in...

Dalalka Canada iyo Mexico oo u jawaabay Trump

Dowladah Canada iyo Mexico ayaa si isku mid ah ugu jawaabay, canshuur-kordhinti uu Sabtidi badeecadaha ay u soo dhoofiyaan Mareyka...

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka M. Rubio oo baaqanaya Latin America

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa Sabtidii ka dagay dalka Panama, isaga oo bilaabay safarkiisii ugu horr...

Xamaas oo sii deysay 3 Israa’iiliyiin ah

Xamaas ayaa Sabtida maanta ah sii deysay saddex nin oo Israa’iiliyiin ah oo ay haysteen, iyadoo taa beddelkeedana Israel ay sii de...

SBC Radio Live

Facebook Feed