Puntland

Puntland oo beenisay in tacaddi loo geystay ganacsato kasoo jeeda Koonfur Galbee...

Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Mudug Faysal Cabdullaahi Sheikh (Jifojabsade) ayaa beeniyay in tacaddi loo geys...

Puntland oo IS kala wareegtay Togii Miiraale

Ciidamada difaaca Puntland oo aroornimadii hore ee saaka qaaday weerar dhawr jiho ah ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay Taliskii Mi...

Ciidamo maleyshiyaad ah oo weerar ku qaaday Xabsiga Dhexe Gaalkacyo

Ciidamo maleyshiyaad ah ayaa lagusoo waramayaa inay weerareen xabsiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo ee Puntland, halkaas oo ay ku x...

Puntland oo dishay horjooge sare oo ka tirsanaa ururka Daacish

Puntland ayaa sheegtay inay dishay horjooge sare oo ka tirsanaa ururka Daacish, kaas oo lagu magacaabi jiray Axmed Muuse Siciid. H...

Puntland oo qabatay Nin Kufsaday labo Gabdhood oo yaryar

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo Sharmaake Xuseen Yuusuf, oo 31 jir ah, kaasoo lo...

Wasiir Caydiid oo la kulmay Warbaahinta gobolka Bari

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Puntland, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir, aya...

Puntland oo gacanta ku dhigtay Nin dilal ka geysta Gaalkacyo oo baxsad ahaa

Cabdiqani Saleebaan Jaamac (Sayloor), oo horey uga tirsanaa Al-Shabaab kana mid ahaa dadkii lagu xukumay dilka, ayaa gacanta lagu ...

Guuled Salax oo ka hadlay Tahriibka dhalinyarada Soomaliyeed

Dhibaatooyinka tahriibka dhallinyarada Soomaaliyeed ma ahan kuwo si sahlan looga sheekayn karo. Waa sheekooyin nololeed oo xanuun ...

Puntland: Caalamku hal Dollar kuma bixin dagaalka aan kula jirno argigixisada Da...

Puntland ayaa sheegtay in beesha caalamku aysan wax taageero maaliyadeed ah ku bixin dagaalka ay lixdii bilood ee la soo dhaafay k...

Puntland oo eedeysanayaal usoo qabtay labo qof oo lagu dilay Garowe

Ciidamada Booliiska Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay laba eedeysane oo loo haysto dilka labo qof oo  lagu dilay magaalada Garoow...

Puntland oo war cusub ka soo saartay Maxaabiistii ay siidaysay maanta

Puntland ayaa Warsaxaafadeed kooban oo ay soo saartay ku shaacisay in ay heshiis maxaabiis is weydaarsi la gaartay Somaliland, iya...

Puntland oo Soomaliland ku wareejisay Maxaabiis

Mas’uuliyiinta Puntland iyo Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay maxaabiis dagaal oo labada dhinac ku kala qabsade...

SBC Radio Live

Facebook Feed