Somali News

PSF oo ka jawaabtay eedeymo uga yimid Taliyaha Booliska Puntland

Taliska ciidanka PSF ayaa iska fogeeyay eedayn uga timid taliyaha ciidanka Booliiska Putland, gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire, ...

Puntland : Bacmadowda oo go’aan adag laga soo saaray

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku dhawaaqay go’aan  lagu mamnuucayo in la geeyo bacaha isaga oo Hay’ada...

RW Ku-xigeenka dalka oo Jowhar ka daah-furay mashruuca SABUUN-FAO

Munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar ayaa waxaa si rasmi ah maanta looga daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun-FAO oo waxt...

Safiirka Masar ee Soomaliya oo warqadihii aqoonsinimo laga gudoomay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Mudane Sameh Shoukry ayaa nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka ...

MW Qoorqoor oo magacaabis cusub sameeyay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa xalay waqti dambe soosaaray xaanshi uu ku magacaabay Saddex Wasiir, labo ...

RW Xamse oo la kulmay Madaxa Hay’adda Horumarinta Kuuriyada Koofureed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Seoul waxa uu kulan gaar ah kula qaatay Madax...

RW Ku-xigeenla dalka Saalax oo gaaray Magaalada Jowhar

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axm...

Gudoomiyaha Nugaal oo go’aamo amniga ku saabsan soo saaray

Gudiga amniga Gobolka Nugaal oo uu wahelinayo Taliyaha ciidamada Booliska Puntland ayaa maanta shir amniga ku saabsan oo ka dhan a...

MW Guudlaawe oo wareejiyay dhul laga dhisayo xarunta ciidanka Danab

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Taliska qeybta 5-aad ee ciidanka Mi...

RW Xamse oo ka qeyb-galay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir mad...

Agaasimayaal Musuqmaasuq loo haystay oo xoriyadoodii helay

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Talaado ah go’aan ka gartay labo Agaasime oo hore oo ka tirsanaa Wasaaradda S...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliiay madaxda DFS

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal...

SBC Radio Live

Facebook Feed