Hirshabelle

Ciidamada Deegaanka oo hawlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Mahadaay ku dilay xubn...

Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada deegaanka ay halkaas ay hawlgal ka dh...

MW Guudlaawe oo dagaalka AS kala hadlay Safiirada Mareykanka iyo Turkiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Safiirada Mareykanka iyo Tu...

Nabadoono caan ah oo ku dhintay qaraxii Baladweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay...

Qarax ka dhacay magaalada Baladweyne

Kooxda Al-shabaab ayaa goordhaw weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday Hotel ku yaala Xaafada Howlwadaag ee magaalada Baledweyne. ...

MW Guudlaawe oo la kulmay madaxda Hay’addaha amniga

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan ku aadan adkeynta amniga wa...

MW Guudlaawe oo la kulmay xubno ka socda Gudiga Doorashada Soomaliya

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee doorrashooyinka Qaranka iyo Soodimaha ayaa maanta soo gaaray caasimada Dowladda Hirshab...

Wasiir Cali Xoosh oo gaaray Jowhar

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali -Xoos...

MW Guudlaawe “Waxa aan xoogga saarnay Amniga, Garsoorka, iyo….”

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu maamu...

MW Guudlaawe oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada xooga

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa saakay soo gaaray ...

Guddoomiyaha SODMA oo gaarya Magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo a...

Wafdi Xildhibaano iyo Senataro ka Kooban oo gaaray Magaalada Jowhar

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Mudane Mahad Xasan Cusmaan ayaa garoonka diyaaraddaha ee Maxamed Dheer...

Khasaare ka dhashay dab ka kacay suuqa magaalada Jawhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya inuu dab xoogan saakay ka kacay Suuqa weyn...

SBC Radio Live

Facebook Feed