Somali News

Golaha Wasiirada soomaliya oo ka dooday bixitaanka ciidamada ATMIS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ...

Xog is khilaafsan oo laga bixiyay qorshaha xabbad-joojinta Gaza

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay Arbacadii in Xamaas ay soo jeedisay isbedello badan oo lagu s...

Sacuudiga oo xiray koox lagu eedeeyay iibinta kaarar been abuur ah

Ugu yaraan 14 qof oo u dhashay waddamada Hindiya, Masar, Pakistan iyo Indonesia ayaa lagu xiran boqortooyada Sacuudiga, kuwaas oo ...

Wasiirka Gaanshandhiga Soomaliya oo dhaliil u jeediyay MW Hore Farmaajo

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay xukuumaddii hore ee Soomaaliya inay gacanta ku haysay qo...

MW Xasan Sheekh muxuu kala hadlay Jaaliyada dalka Norway?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dheer u jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalk...

RW oo sheegay in la mideeyay tababarrada kala duwan ee la siiyo ciidanka qalabka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay mideynayso dham...

Diyaarad uu la socday Madaxweyne ku xigeenka Malawi oo la waayay

Diyaarad nooca Militariga ah oo uu la socday Madaxweyne ku xigeenka Dalka Malawi Saulos Klaus Chilima ayaa la waayay halka uu jaan...

Ehelada Nin ay ciidamada xasilinta Garowe ay dileen oo cadalad dalbanaya

Ehelada darawal mooto bajaajle oo lix cishe ka hor ay dileen ciidamada amniga ee magaalada Garowe, ayaa waxay ka cabanayaan in ays...

MW Xasan oo la kulmay boqorka dalka Norway

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada Oslo kulan kula qaatay B...

Puntland oo warqad udirtay Saaxiibada caalamiga ah ee taageera Soomaliya

Puntland ayaa codsi degdeg ah u dirtay Saaxiibada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, iyagoo u gudbisay codsi ku aaddan in si cad...

RW Xamse oo bogaadiyay ciidamada daraawiishta Jubaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay howlgallo ciidamada Dowladda oo...

Muqdisho: Inka badan 35 kun Arday oo fariistay Imtixaaanka Shahaadiga ah ee fasa...

Maanta oo isniin ah waxaa gobalka Banaadir ka furmay imtixaanka shahaadiga sannad Dugsiyeedka fasalka 8-aad (Dugsiga dhexe) ee Maa...

SBC Radio Live

Facebook Feed