Somali News

12 Qof oo ku dhintay Qarax ka dhacay Pakistaan

Wasiirka arrimaha gudaha Pakistan ayaa sheegay in weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay bannaanka hore ee maxkamad ku taalla magaal...

RW Xamse iyo Safiirka Jarmalka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Dowladda Ja...

Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde oo Shaqo Joojin Sameeyay

Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cab...

MW Laftareen iyo Maxamed Mursal oo Hishiis ku gaaray Nairobi

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxaed Laftagareen ayaa heshiis la gaarey dhinacyada mucaaradka e...

Puntland oo si adag uga hadashay arrinta E-visa

Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in aan deegaannadooda lagu soo geli karin dal-ku-galka elektaroonigga ah (E-visa) ee ay bixis...

RW Xamse oo magacaabis cusub sameeyay

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare ayaa wariyihii hore ee BBC-da Cabdinaasir Saxansaxo u magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta a...

Puntland oo Qatar ku eedeysay dilkii madaxii DP World ee dekedda Boosaaso

Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Qatar inay ka dambeysay dilkii maareeyihii shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso, Paul Farmosa...

Ireland oo ansaxisay isticmaalka cirbadda cusub ee ka hortagga HIV

Cirbad lagaga hortagayo HIV oo laga bixiyo Great Britain ayaa sidoo kale laga dhaqan gelin doonaa Waqooyiga Ireland, sida la xaq...

DFS oo si adag uga hadashay dilalka Aaanooyinka ah

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay dilalka aano...

MW Ismaaciil Cumar Geelle oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo muddo-xileedkiisii li...

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu mar kale u tartamayo doorashada madaxtinimo ee dal...

Wasiirka Caafimaadka DFS oo wax laga weydiiyay dhacdadii Isbitaal Banaadir

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa hortagay Guddiga Horumar...

Puntland oo qeylo dhaan ka soo saartay Abaarta ka jirta deegaanadeeda

Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor oo ay weheliyaan xubo ka tirsan G...

SBC Radio Live

Facebook Feed