Somali News

Maxay ansixiyeen gudiga joogtada ah ee golaha shacabka ?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 16-aad ee Guddiga Joog...

RW Xamse oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feseraalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Ergeyga Ga...

Baarlamaanka Guud ee Afrika oo hoggaan cusub doortay

Dalka Koonfur Afrika, waxaa ka dhacday doorasho lagu soo doornayey hoggaanka cusub ee uu yeelan doono baarlamaanka guud ee Afrika,...

Puntland oo kahor timid waxkabadalka Dastuurka Dalka

Puntland ayaa shaacisay in ay diidan tahay qabyo-tirka Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka oo cutubyada 1aad ilaa 4aad uu furay Ba...

Dekada Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenaro Maandooriye ah

Galinkii dambe ee Shalay ayaa Dekada weyn ee magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay maandooriye aad u badan oo ah nooca Soomaalidu u...

SSC oo eedeymo u jeedisay madaxda dowlada Soomaliya

SSC- Khaatumo ayaa ku eedeeysay dowladda federaalka Soomaaliya in mashaariic loogu talo galay degaanada SSC- Khaatumo loo marsiiya...

Banaanbax lagu taageerayo ‘Dhammaystirka Dastuurka oo Muqdisho ka dhacay.

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Taalada Daljirka Daahsoon waxaa maanta ka dhacay bannaanbax lagu taageerayo dhammaystirka Dastuurka ...

RW Xamse oo gudoomiyay shir looga hadlayay wax soo saarka dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii k...

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Hirshabeelle?

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Was...

DFS oo war cusub ka soo saartay weerarkii Hotelka SYL

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay sharciga horkeenayso shabakaddii ka dambeysay abaabulka weerarkii dhawaan lagu qaaday hotel...

MW Guudlaawe oo gudoomiye cusub u magacaabay gobolka Hiiraan

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa wareegto uu soo saaray xilkii kaga qaaday guddoomiyahii ...

Madaxdii hore ee dalka oo war ka soo saaray shirkoodii Garowe

Madaxweyneyaashii Hore ee dalka, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka ambaqaadaya door...

Facebook Feed

Twitter Feed