Somali News

Ilyaas Lugatoor oo loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland

Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland. Mudane Ilyaas Lugatoor oo ka soo jeeda Gobol...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay Doorashada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doo...

MW Hore Farmaajo oo war ka soo saaray Doorashada Madaweyne Deni

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ugu Hambalyeeyay Dib...

RW Xamse oo u Hambalyeeyay Madaxweyne Deni

Ra'iisul wasaaraha Soomaliya Xamse Cabdi Bare ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Denu ugu Hambalyeeyay dib u doorashada ...

DFS oo Taageertay dib u Doorashada Madaxweyne Deni

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta mar kale lo...

Madaxweyne Deni oo markale loo doortay Madaxweynaha Puntland

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu guulaystay doorashada madaxweynaha Puntland ee 2024-2019, kadib markii uu ...

Dibadbaxyo ka dhan ah Itoobiya oo ka dhacay Boorama

Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal saaka waxaa ka dhacay Bannaanbaxyo balaadhan oo ka dhan ah Dowlada Itoobiya kaas oo ku ...

MW Deni oo eedeymo u jeediyay Dowlada Soomaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ku cadaadisay inuu aqbalo wax k...

Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Puntland oo khudbado u jeedinaya Baarlamaanka

22 Musharax oo u taagan xilalka Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Puntland ayaa maanta Baarlamaanka cusub ee 6aad u jeedinaya Khudbadah...

MW Xasan oo Saxiixay Sharciga Burinta Heshiiska Itoobiya iyo Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Sooma...

Abaanduulahii guutada 18-aad ee Gorgor oo lagu dilay G.Mudug

Abaanduulahii guutada 18-aad ee Gorgor Gaashaanle Cabdi Maxamed Suulnuug ayaa lagu dilay dagaal culus oo maanta ka dhacay Koonfurt...

Liiska Musharixiinta xilka Madaxweyne iyo ku-xigeenkiisa oo la soo saaray

Guddiga Doorashada Puntland ayaa si rasmi ah u soo Gabagabeeyay Galabta diiwaan-galinta Musharixiinta xilka Madaxweynaha iyo ku-xi...

Facebook Feed

Twitter Feed