Somali News

RW Xamse ” Soomaaliya waxaa ka jirta xasillooni siyaasadeed iyo amni”...

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya maanta tahay meel xasilloonideeda amni iyo siy...

QM oo billaawday qorshaha ay uga baxeyso gudaha Soomaaliya

Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay qorshaha ka bixitaankiisa gudaha Soomaaliya, xilli mudada jiritaan...

Ragii dilay caruurta iyo Hooyadood oo dil toogasho ah lagu xukumay

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug oo maanta u fadhiisatay racfaan ay soo qaateen qareennada dif...

2025 Somali cult‌ur⁠e and‌ ar‍ts exhibition opens in Nair​obi

The 20‍25 Somali C‍ulture and Arts⁠ Exhibitio​n‌ officially opened today in Nairobi and will r⁠u​n at‍ Two Rivers Mall for three d...

MW Lugatoor oo booqday xarumaha Dowlada ee Bosaso

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta booqday xarunta gobolka Bari iyo ...

Wasiir hore Buuni oo laga saaray xisbiga Kulmiye

Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa si rasmi ah u shaaciyay in xubinnimadii xisbigaas laga saaray afhayeenkiii hore ee xisbiga C...

Taliyaha ciidanka difaaca Puntland oo beeniyay warar laga faafiyay

Taliyaha ciidanka difaaca Puntland Gen. Aadan Cabdi Xaashi ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku beeniyay warar baraha bulshada la...

149 Xildhibaan oo laga jarayo gunnada bishaan

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Absh...

Maxay ku heshiiyeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya & Morocco?

Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dhiggiisa Mor...

Somaliland’s State Minister for Security Addresses Shooting Incident Near Egal A...

Hargeisa The State Minister of Somaliland’s Ministry of Security, Munasar Abdirahman Ahmed, has addressed the shooting incident th...

DFS oo Sacuudi Carabiya uga mahacelisay taageerada difaaca iyo la dagaallanka AS...

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqorto...

MW Lugatoor oo la kulamy Dagvin Anderson

Taliyaha guud ee ciidamada Maraykanka ee AFRICOM Gen. Dagvin Anderson, safiir ku-xigeenka safaaradda Maraykanka ee Muqdisho Justin...

SBC Radio Live

Facebook Feed