Somali News

RW Xamse oo kulan la yeeshay Wasiiru Dowladaha Caddaaladda ee dalka Sweden

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiir...

Puntland oo beenisay war ka soo baxay Dowlada Soomaliya

Puntland ayaa si adag uga hortimid war kasoo baxay dowladda fedderaalka Soomaaliya oo ku saabsanaa in ciidamada qalabka sida ee So...

Sacuudiga oo mud ka dib Safiir u magacawday Suuriya.

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo muddooyinkii dambe dib usoo celinaysay cilaaqaadka go’ay ee kala dhaxeeyay Jamhuuriyadda Suuriya ...

DFS oo sheegtay in howlgal ka fulisay Buuraha Calmadow ee Puntland

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay, Shabaabkii looga adkaaday dagaalladii ka dhacay degaanada Galmudug iyo Hirshabeelle,...

Hagaamiye ku-xigeenka SSC oo booqday deegaano ka tirsan SSC

Wefti uu hoggaaminayo Hoggaamiye kuxigeenka ahna ku simaha Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine oo ka ko...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo dambi ku weyda Koofi

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa wax dambi ah ku weyday agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, Maxamed...

MW Deni oo daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland

Arday gaaraysa 21,801 oo isugu jira fasalka 12-aad iyo fasalka 8-aad ee dugsiyada sare iyo dhexe ayaa maanta oo sabti ah u fariist...

Taliye Sulub oo fariin adag u diray dhalinyarad Isticmaasha baraha bulshada

Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmad Firin ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku qabanayaan cid w...

Maxay yihiin heshiisyada cusub ee maanta ay asixiyeen Golaha wasiirada Soomaliya...

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir gudoominaay kulanka Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalk...

Somaliland oo marti galisay dhacdo ugub ku ah dhulka Soomalida

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulka Somaliland waxaa maanta ay marti galisay dhacdo ugub ku ah dhulka Soomaalida iyo geeska ...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo muddeysay go’aanka dacwadda loo haysto Mas’uuliyi...

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa sheegtay in maalinta sabtida ah ay ku dhawaaqeyso go’aanka dacwadda loo haysto Mas’uuliyiin ka ti...

MW Mustafe Cagjar oo war cusub soo saaray

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo kulan la qaatay qaar kamid ah dhalinyarada Dowlad degaanka Soomaalida ay...

SBC Radio Live

Facebook Feed