Somali News

Duqa Muqdisho oo amar duldhigay gudoomiyayaasha degmooyinka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan isla xisaabtan iyo dardarge...

RW Xamse oo daahfuray barnaamijka “Hooyo u Hiilli Qarankaaga,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray barnaamijka “Hooyo u...

Erdogan oo si caraleh uga hadlay dhibta lagu hayo shacabka Falastiin

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii ugu baaqay "Dunida Islaamka" inay qaadaan tallaabo mideysan, kadib weerara...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay shir sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shirka sanadeedka Madaxweynayaas...

DFS oo ku dhawaaqday in la gaaray xiligii Bad xiranka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaalya Saadaam Maxamuud Cabdi oo goordhaw shirjaraa'id ku...

Maraykanka oo iska fogeeyay weerar duqayn ah oo ka dhacay buuraha Calmadow

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in aysan ku lug lahayn weerar duqayn ah oo ka dhacay buuralayda Calmadow ee gobolka Sanaag. I...

RW Xamse oo la kulmay Danjiraha Dowladda Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u fadhiy...

DFS oo qeyb ka ah shirka 21-aad ee Iskaashiga Wasiirada Maaliyadda dalalka Geesk...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka qeybga...

Maxay kawada hadlee RW Xamse iyo James Swan?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga ...

Dowlada Soomaliya oo looogu deeqay $18 Milyan oo dollar

Bangiga Horumarinta Afrika ayaa Dowladda Soomaaliya ugu deeqay $18 Milyan oo dollar oo wax looga qabanayo dhibaatooyinka ka dhasha...

MW Guudlaawe oo fariin adag faray madaxadA Hay’addaha QM

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas kulan ...

Muxuu ku qotomaa socdaalka MW Xasan Sheekh ee Nairobo?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galaya shirk...

SBC Radio Live

Facebook Feed