Somali News

MW Deni oo soo xiray shirka Jihaynta xukuumada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cisma...

Muxuu yahay qorshaha Isbeddelka Qaranka ee uu daahfuray RW Xamse ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in qorshaha Isbeddelka ...

Wasiirka Caafimaadka Somaliya oo shir uga qeyb-galay magaalada Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa guddoomiyay Xeritaanka Shirka heerkiisu sa...

Ruushka oo lagu eedeeyay ‘in uu Yurub u tahriibinayo’ muhaajiriin

Ra’iisul Wasaaraha Poland, Donald Tusk ayaa Talaadadii ku eedeeyay “Dawladda Ruushka” isku day ay kumannaan muhaajiriin ah oo Afri...

Sadax dal oo ku dhawaaqay in dowlad u aqoonsanayaan Falastiin

Wadamada Ireland, Spain iyo Norway oo ka mid ah dalalka qaaradda Yurub ayaa Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqay iney dowlad u aqoonsa...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo magacaabis sameeyay

Agaasimaha hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa maanta isbada...

Hay’adda SODMA oo digniin udirtay shacabka Soomaliyeed

Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay loogu magacdaray 𝗟𝗮𝗹𝘆, taas oo ku soo wajahan magaaloyinka ...

Hogaamiyaha SSC oo fariin adag udiray Soomaliland

Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal kale ku qaado deegana...

Marxuum Xildhibaan Cali Tabliiq oo Aas qaran Garowe loogu sameeyay

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka  Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybaglay...

Ra’iisul wasaare Xamse muxuu ka daah-furay Muqdisho?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay shir ku saabsan kobcinta Ka...

Waa kuma hogaamiyaha la wareegay hogaanka dalka Iraan ?

Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mok...

DFS oo ka tacsiyeeysay geerida Madaxweynihii Iraan

War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayay uga hadashay shilka diyaarad ee uu ku geeriyooday Madaxweynaha Jamhuuriyadda I...

SBC Radio Live

Facebook Feed