Somalia

NISA oo soo bandhigtay walxaha qarxa & Nin ay ku qabatay.

Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa war kooban oo ay soosaartay waxa ay ku sheegtay in ay kuso...

MW Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Adis-ababa

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afri...

DFS iyo Mareykanka oo kala saxiixday dhismaha Saldhigyo ciidan oo cusub.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixa...

Maxaa looga hadlay shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta sh...

Booliska oo la wareegay Ninkii ku eedeysnaa in uu gubay Xaaskiisa

Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta Booliiska ku wareejisay Sayid Cali Macallin Daauud ...

Bahda waxbarashada Muqdisho oo ku dhawaaqday shaqo jooojin

Bahda waxbarashada ee Magaalada Muqdisho oo maanta warbaahinta la hadlay  ayaa ku dhawaaqday shaqo joojin muddo saddex maalin ah, ...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Safiirka Imaaraatka

Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya a...

DFS oo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda u dirtay Addis Ababa

Wasiiru dowlaha Arrimaha dibedda ahna ku simaha Wasiirka Arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa maanta...

Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo war kasoo saaray Deni iyo Xasan Sheekh

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen laba madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi farmaajo aye...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Awdal

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaann...

MW Xasan Sheekh oo hal arin darteed u tagay safarada Imaaraatka ee Muqdishi

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjiraha Imaaraatka fadhiya Muq...

Xoghayaha Difaaca Maraykanka oo la dhigay qaybta ICU

Lloyd Austin oo ah Xoghayaha Difaaca Maraykanka oo la xannuunsanaya cudurka Kansarka oo dhowaan la shaaciyay in laga helay ayaa la...

SBC Radio Live

Facebook Feed