Somali News

Puntland oo gudi u magacwday Aaska AUN Senator Gaagaab

War saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegey in madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor uu...

RW Xamse Cabdi Bare oo la kulmay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Danjiraha ...

DFS oo ciidamo cusub iyo Hub ka dajisay Raaskambooni

Ciidamo katirsan kuwa Xoogga Dalka oo xoojinaya ciidankii horey loo geeyay Magaalada Xeebta leh ee Raaskambooni ayaa saakay gaaray...

RW Xamse oo ka tacsiyeeyay geerida Senetar Maxamed Cali Gaagaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo bulshada uu ka...

Senator Maxamed Gaagaab oo ku geeriyoodey dalka Turkiga

Mas’uuliyiin ka kala tirsan Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada iyo xubno kale oo aqoon u lahaa Allaha U naxariistee Marxuum ...

Taliyaha Booliska oo gudoomiyay shirka amniga caasimada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Asad Cismaan Cabdullaahi , ayaa gudoominayay shirka amniga ee Caasimada kaasi o...

DFS oo ka digtay isku dhaca ciidamada xooga iyo kuwa Jubaland

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qaadi doono masuuliyadda ka dh...

Haweenka ku nool xeryaha barakacyaasha ayaa nolol-maalmeedkooda ka maareeya iibi...

Haweenka ku nool xeryaha barakacyaasha ayaa nolol-maalmeedkooda ka maareeya iibinta caagadaha la tuuray oo ay ka soo ururiyaan wad...

Taliye Asada oo la kulmay Saaxibadda Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Booliis...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah uu la qaatay Saaxi...

Dowladda France oo Soomaaliya ka cafisay deyn dhan $145.6M

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Faransiiska ee Kenya iyo Soomaaliya...

Jubbalanad oo isgaarsiintii ka jartay Raaskambooni

Wararka ka imaanaya magaalada Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose ayaa la soo sheegay in ay Jubbaland khadka isgaarsiinta ay ka ...

RW Xamse oo ballan qaaday in Qorshaha Isbeddelka Qaranka ka shaqeyn doono

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta u xilsaaran diya...

SBC Radio Live

Facebook Feed