Somali News

DFS oo digniin adag udirtay dowlada Itoobiya

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala ayaa sheegay in ay camba...

Xildhibaan Firinbi oo laga madnuucay fadhiyada golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Ganaaxay Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaci...

Haweenka dan yarta ah iyo kuwa ku nool xeryaha barakaca ayaa ah dumarka ugu nugu...

Haweenka dan yarta ah iyo kuwa ku nool xeryaha barakaca ayaa ah dumarka ugu nugul ee sida joogta ah ula kulma tacaddiyada jinsiga....

50 sano ka dib Maamulkii Bashar Asad oo ka baxay gacanta Suuriya

Kooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo dalka...

Madasha Istaraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo Muqdisho la furay

Wasiir ku xigeenka, ahna ku simaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa maanta magaalada Muqdisho k...

DFS oo dalka ku soo celisay dhallinyaro ka badbaaday doomihii ku quusay dalka Ma...

47  dhalinyarro ah oo ka badbaaday doomo ku quusay  xeebaha dalka Madagascar ayaa maanta soo gaaray garoonka Diyaaradaha Aadan Cad...

RW Xamsa oo daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda So...

DFS oo digniin adag udirtay dowlada Itoobiya

War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga falceliyay Ciidanka Itoobiyaanka ah ee Saacadihii lasoo dhaafay soo gala...

Gu.Aadan Madoone oo fasax galiyay golaha Aqalka Hoose

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ku wargeliyay Xildhib...

Dhalinyaro ku dhibaataysnayd Liibiya oo dib loogu soo celiyay dalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa ku guuleysatay fududeynta in 161 dhallinyaro Soomaaliyeed ...

Maxaa laga soo saaray shirkii Golaha Wasiirada Soomaliya ?

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu shir Gudoomiyay Shirka Gol...

MW Xasan oo gudoomiyay shir deg deg ah oo looga hadlayay xaalada dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ...

SBC Radio Live

Facebook Feed