Somali News

Iiran oo beegsatay Saldhigyada Mareykanke ee Khaliij uu ku leeyahay

Iran ayaa bartilmaameedsatay hantida Maraykanka ee ku yaala wadamada Khaliijka Carabta iyada oo ka aargoosanaysa weerar weyn oo ay...

Israa’iil ayaa duqeymo ka geysatay labo iskuul oo ku yaalla Iran,

Duqeymo ay Israa’iil ka geysatay dugsiga hoose ee gabdhaha oo ku yaalla magaalada Minab, ee gobolka Hormozgan ee koonfurta Iran, a...

Axmed Madoobe oo ka safrey magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo muddo laba toddobaad ah ku sugnaa Hoteel ku yaalla Xeyn...

Mucaaradka o ku dhawaaqay in uu shirkii fashilmay

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa looga hadlay sababihii keenay in ay burburaan wada hadallada ay ma...

Sudan oo Uganda ku eedeysay inay martigelisay taliyaha kooxda RSF

Xukuumadda Sudan ayaa camabaareysay Uganda inay marti gelisay hogaamiyaha kooxda RSF ee dagaalaka kula jirta ciidanka dawlaadda ...

Midowga Afrika iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay nabadda dalal ay ku mid tahay Soo...

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa maanta magaalada Adis Ababa kulan gaar ah kula yeeshay Wafdi sare ...

Maraykanka oo DFS & Mucaaradka ku booriyay in ay isu tanaasulaan

War kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay wadahadalka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaa...

Madaxda Dowadda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo kulankii labaad yeeshay

Madaxda Dowadda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka ayaa maanta oo axad ah yeeshay kulankoodii labaad, kaas oo ka socda xarunta mada...

RW Abiy Axmed: “Waxaan dhisnay ciidan la dagaallama argagixisada Soomaaliy...

Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa sheegay in Itoobiya ay dhistay ciidan la dagaallama “argagixisada Bariga Afrika.” Ra’iisul Was...

Madaxweyne Siciid Deni oo labo khatarood ka digey

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo jeediyay in xoogga la saaro sidii heshiis loo gaari laha...

Mareykanka oo qiray in ay dad rayid ah ku dileen dalalka Ciraaq iyo Afghanistan

Dawladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay si cad u qiratay in ciidamadooda ay dad rayid ah oo aad u badan ku dileen dalalka Ci...

Shirkii madaxda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo ka furmay Villa Somalia

Golaha Mustaqbalka ayaa gaaray xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia, haalkaas oo goordhow uu ka furmay shirkii ay ku balansanaaye...

SBC Radio Live

Facebook Feed