Somali News

MW Xasan Sheekh oo Hambalyo udiray ciidanka qalabka sida

Madaxweynaha  Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray qeybaha, talisyada iyo dara...

RW Xamse Cabdi Bare oo safar ku tagay Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa safar taariikhi ah ku tagay magaalada Laascaanood, waxaana halkaas kusoo dh...

Golaha Wakiilada Soomaliland oo si adag uga hadlay safarka RW Xamse ee Laascaano...

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa faragelin qaawan ku tilmaamay booqashada uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ku tagay magaalad...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan Ciidank...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada,...

Agaasimahii guud ee Warbaahinta Shabelle iyo ku xigeenkiisa oo goordhaw lagu xir...

Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow xiray Agaasimaha guud ee Shabakadda warbaahint...

Gudiga qaran ee taageerada ciidamada oo booqday Isbitaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, anha Guddo...

Wafdi horudhac u ah Ra’iisul wasaare Xamse oo gaarey Laascaanood

Wafdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ka kooban labada gole ee dowladda iyo ...

Puntland oo yeelatay hay’adda aqoonsiga dadweynaha

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer madaxweyne oo lagu dhisay hay’ad lag...

Golaha Aqalka Sare oo yeeshay kulanka koowaad kalfadhiga lixaad ee Guddiga Joogt...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka lab...

Taliyaha cusub ee ciidanka Ilaalada madaxtooyada Soomaliya oo xilkii la wareegay...

Taliyaha cusub ee Guutada Ilaalada Madaxtooyada Qaranka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/dhexe Maslax Maxamuud Maxamed ay...

Gudiga Doorashada oo ku dhawaaqay wakhtiga diiwaan-gelinta dadweynaha

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa sheegay in ay hayaan shan urur oo soo bu...

Qoorqoor iyo Guudlaawe oo kulan la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub

Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson ayaa kulamo gaar gaar ah la yeelatay qaar kamid ah Madaxda dowlad goboleedy...

SBC Radio Live

Facebook Feed