Puntland

Maxay ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ?

Xildhibaannada Golaha Wakiillada dowlad gobaleedka Puntland ayaa ansixiyey Miisaaniyad KMG ah ee Dawladda ku shaqeyn doonto muddo ...

Madaxweyne Deni oo laga Aqbaly codsi uu udiray Baarlamaanka

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa saaka ogolaaday codsi uga yimid madaxweyne Deni oo ka dalbaday in ay u kordhiyaan wakhtig...

Booliska Qardho oo qabtay gacan ku dhiigle dil geystay

Taliska Booliska Gobalka Karkaar ayaa gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle Cabdiraxman Maxmuud Cali oo dilka u geestay Alle ha u nax...

MW Deni oo lagu caleema-saarayo saaka Garowe

Caleema-saarka madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ka dhacaya saaka magaalada Garowe ee caasimada Puntland. wufuu...

MW Lafta-gareen oo Garowe uga qeyb-galaya caleema-saarka Deni

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhowey...

Ra’iisul wasaarayaal hore oo Garowe ka dagay

Masuuliyiin  isugu jira madax iyo siyaasiyiin waawayn ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, si ay uga qeyb galaan c...

Maxaa ka soo kordhay qaraxii ka dhacay Boosaso

Dhimashada 4 qof iyo dhaawaca 16 qof oo kale ayaa ka dhashay qarax ka dhacay galabta goob meherad ah oo lagu qayilo kuna taalla aa...

BOSASO: Qarax ka dhacay goob meherad ah oo lagu qayilo

Qarax nooca miinada ah ee dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay goob meherad ah oo lagu qayilo oo ku taalla aaga xaafada Tuurta ee ber...

Howgalo ka dhan ah xaalufinta deegaanka ka dhacay Qardho

Ciidamada amniga magaalada Qardho ayaa sameeyay howlgalo ka dhan ah ka hor tagista dhibaataynta deegaanka iyo shidista dhuxusha....

MW Guudlaawe oo gaaray Magaalada Garowe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweey...

Howlgalo ka dhan ah amniga oo ka bilowday Boosaso

Laamaha Amniga Gobolka Bari ayaa xalay magaalada Boosaaso ka bilaabay hawlgal oo lagu xaqiijinayo Amniga ka dib qaraxyo lal beegsa...

Qaraxyadii ka dhacay Boosaso oo war laga soo saaray

Guddiga horumarinta amniga gobolka Bari oo shir deg deg ah ka yeeshay xaaladda amni ee Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in la bilaa...

SBC Radio Live

Facebook Feed