Puntland

Burcadbadeeda Soomaalida oo siidaayay 9 kaluumaysato ah oo Yamaniin ah

Sagaal kaluumaysato ah oo u dhashay dalka Yemen oo ay qafaasheen kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa la sii daayay, waxaana ay ...

Ilyaas Lugatoor oo loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland

Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland. Mudane Ilyaas Lugatoor oo ka soo jeeda Gobol...

Madaxweyne Deni oo markale loo doortay Madaxweynaha Puntland

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu guulaystay doorashada madaxweynaha Puntland ee 2024-2019, kadib markii uu ...

MW Deni oo eedeymo u jeediyay Dowlada Soomaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ku cadaadisay inuu aqbalo wax k...

Liiska Musharixiinta xilka Madaxweyne iyo ku-xigeenkiisa oo la soo saaray

Guddiga Doorashada Puntland ayaa si rasmi ah u soo Gabagabeeyay Galabta diiwaan-galinta Musharixiinta xilka Madaxweynaha iyo ku-xi...

Habraaca doorashada madaxweynaha Puntland & guddiga doorshada oo la soo saa...

Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta oo jimce ah soo saaray habraaca doorashada Madaxweynaha, kuxigeenkiisa & h...

Baarlamaanka Puntland oo doortay gudoonka cusub

Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta doorasho ka dhacday Magaalada Garoowe ku doortay gudoonka cusub ee golaha wakiilada Puntland...

Shiinaha oo noqday dalkii u horreeyay ee ka jawaaba dhaqaale la’aanta SODMA

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynka Musiibooyinka (SODMA) ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lacag dhan 1,000,000 oo dollar...

Sidee looga falceliyay heshiiska madaxda Puntland

Madaxda sare ee maamul goboleedka Puntland ayaa xalay heshiis rasmi ah ka gaaray khilaafkii ka taagnaa doorashada maamulkaasi, kad...

Goorma ayey ciidamada ATMIS kabaxayaan dekeda iyo garoonka Muqdisho?

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay in dekedda iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ay noqon doonaan go...

Muxuu yahay qorshaha saraakiisha ka socota Jabuuti iyo Itoobiya ee Muqdisho soo ...

Saraakiil sare oo ka socota booliska dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa maanta soo saaray Muqdisho, si ay kaga qeyb galaan 80-sano ...

Taleefoonka habeenkii dabka looga seexdo oo laga digay

Cusmaan Khan Yussuf oo ah sharci-yaqaan ayaa shalay tagtay maxkamada Islamabad kadib markii uu si lama filaan ah qiiq uga soo baxa...

SBC Radio Live

Facebook Feed