Somali News

Maxaa looga hadlay shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta sh...

Nin Ganacsade ahaa oo lagu dilay Gaalkacyo

Kooxo hubaysan ayaa magaalada Gaalkacyo ku dilay ganacsade lagu magacaabo Axmed Tahliil, xilli uu ku sugnaa goobtiisa ganacsi oo k...

MW Xasan Sheekh ” Safar baan ku tagi doona Itoobiya kaas…..

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu dhawaan safar ugu baxayo magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalk...

Booliska Gobolka Bari oo qabtay Kooxo la shaqeynayay Argagixisada

Taliyaha qeybta booliska gobolka Bari Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa Faahfaahin ka bixiyay h...

Muxuu ku qotomaa socdaalka MW Xasan Sheekh ee Kismaayo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta dowlad gobaleedk...

Booliska oo la wareegay Ninkii ku eedeysnaa in uu gubay Xaaskiisa

Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta Booliiska ku wareejisay Sayid Cali Macallin Daauud ...

Bahda waxbarashada Muqdisho oo ku dhawaaqday shaqo jooojin

Bahda waxbarashada ee Magaalada Muqdisho oo maanta warbaahinta la hadlay  ayaa ku dhawaaqday shaqo joojin muddo saddex maalin ah, ...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Safiirka Imaaraatka

Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya a...

DFS ” Majirto Hawo ay la wareegtay Soomaliland

Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war ka soo baxay Soomaliland oo sheegaya in ay dib ula wareegtay maamul...

DFS oo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda u dirtay Addis Ababa

Wasiiru dowlaha Arrimaha dibedda ahna ku simaha Wasiirka Arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa maanta...

Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo war kasoo saaray Deni iyo Xasan Sheekh

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen laba madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi farmaajo aye...

Somaliland oo DFS ku eedeysay in ay lacag ka Musuqmaasuqday

Maareeyaha Hay'adda Duulista Somaliland Cumar Sayid Cabdillaahi, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay hore u diiday in ay ful...

SBC Radio Live

Facebook Feed