Somali News

Culimada Puntland oo ka jawaabay eedeyn loo jeediyay ku dhaliilay

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf, oo ka mid ah culimada waaweyn ee Puntland iyo xubnaha sare ee jameecada Ictisaam, ayaa ku eedeeyay m...

Trump oo sheegay in uu soo afjarayo Dagaalka Ukraine & kan Bariga Dhexe

Madaxweynaha Maraykanka ee maanta la dhaarinayo Donald Trump ayaa sheegay in uu soo afjarayo dagaalka Ukraine iyo kan Bariga Dhexe...

Isra’il oo xalay sii daysay 90 Falastiiniyiin ah

Todobo saacadood kaddib marki ay Xamaas xoreysay saddex ka mid ah la heystayaasha Israa’iiliyiinta, ayaa xalay saqdi dhexe kaddib ...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada qalabka sida

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda...

Puntland oo sheegtay inay dishay ajaanib katirsan kooxda Daacish

Ciidamada ammaanka ee Howlgalada kawada buuraha calmiska ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegay inay dileen dhowr dagaalyahan oo...

Puntland oo ka jawaabtay war ka soo baxay DFS

Puntland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeeraya madaxda Hay'adda SoDMA kaas oo ahaa in ay Puntland geynayso raashin mucaawin ah oo...

DFS oo Ganacsatada la kaashaneyso dib u hirgelinta Warshadihii Dalka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi Daallo ayaa sheega...

Waa sidee xaalada maagalaada Gaalkacyo ee saaka ?

Xiisad colaadeed laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo, ee xarunta gobolka Mudug, kaddib markii xalay ay is-rasaasayn halkaasi ku dh...

RW Xamsa oo dhagax-dhigay Dhismaha cusub ee Garsoorka Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Garsoorka Dalka ...

Ciidanka ilaalada xeebaha Soomaliya oo tababar la siiyay

Taliska Ilaalada Xeebaha Boliiska Soomaaliyeed iyo Markabka Dagaalka SANTA MARIA F-81 ee Howlgalka Midowga Yurub ee Atlaanta aya...

SODMA iyo WFP oo ka wada hadlay xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira Soomaal...

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Maclin Cabdulle ayaa maanta kulan kula qa...

Madaxweynaha Jubaland oo u ambabaxay Dalka Kenya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Kismaayo oo ay diyaarad ga...

SBC Radio Live

Facebook Feed