Somali News

Dibloomaasiyiin u Olloleeya Aqoonsiga Somaliland oo fursad kale helay

Kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ee Afrika, Danjire Tibor Nagy, oo safka hore kaga jira ololaha ictiraaf r...

Maxkamadda CQS oo amartay in la xiro Goobaha lagu iibiyo Walxaha maanka-dooriya

Guddoomiyaha Maxkamadda derajada 1aad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa amar ku bixiyay in la ...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xusay in dalku wajahayo khatar

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya uu wajahayo khatar ah inuu ...

From Mogadishu to the World: The Story of Garaad the Robot

Garaad is a new robot developed by Zamzam University in Mogadishu, Somalia, as part of an effort toward technological advancement ...

MW Xasan Sheekh oo daah-furay shirweynaha 7aad ee Garsoorka Dalka?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka ayaa...

RW Xamse oo kulan gaar ah la yeeshay wafdi sare oo ka socday dowladda Sucuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulah...

DFS oo Hishiis la saxiixatay dowlada Sacuudiga

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga ayaa kala saxiixday Mashaariic Horumarineed oo uu Sacuudigu maalgalinayo, mashruucaan dhinaca S...

DFS oo taageertay howlgalada ka dhanka ah Daacish ee ka socda Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaciyay in Dowladda ay taageero nooc waliba ay diyaar...

DFS oo bogaadisay howlgalada ka socda buuraha Calmiska ee G. Bari

Dowlada Soomaliya ayaa bogaadisay howlgalada ka dhanaka aha ee Daacish ee ka socda buuraha Calmiska ee gobolka Bari. dowlada ay...

Puntland oo dib u dhigtay Fadhiyadii Golayaasha Deegaanka Puntland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dowladaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa dib u dhigtay fadhiga Golayaasha D...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka amniga XFS iyo Taliyaha Ciidanka dalka Ciraaq?

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta t...

SBC Radio Live

Facebook Feed