Latest News

Abiy Ahmed;”Ethiopia wax dan ah uguma jirto inay dagaal la gasho Somalia”

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka sheegay kulan ay lahaayeen xubnaha golaha dhexe ee xisbigiisa in aysan jirin wax da...

Maxkamadda Sare Kenya oo hor istaagtay in ciidamo Booliis ah oo loo dirayo dalka...

Maxkamadda Sare Dalka Kenya ayaa Dowladda ka diiday in ciidamo Booliiska ay u dirto Dalka Rabshadaha badan ay ka dhacayaan isla ma...

Ciyaartii Galmudug vs Hir-Shabeelle oo dib loo dhigay

Warqad uu soo saaray Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa dib loogu dhigay kulan ciyaareedka lagu soo gabagabaynayo Tartanka D...

MW Xasan Sheikh: Dastuurka dood dambe noogama furna

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh ayaa caddeeyay in aysan dood dambe ka furnayn dastuurka Soomaaliya, isagoo difaacay go’aanki...

MW Biixi oo magacaabis cusub sameeyay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wasiir cusub u magacaabay wasaarada gaashaandhiga, kadib markii uu wasiirkii hore ...

MW Deni oo lagu caleema-saarayo saaka Garowe

Caleema-saarka madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ka dhacaya saaka magaalada Garowe ee caasimada Puntland. wufuu...

Riyaad oo laga furay tukaan lagu iibiyo Khamriga

Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay magaalada Riyaad laga furi doono dukaan lagu iibiyo khamriga oo ay ka iibinayaan koo...

Xulka kubada cagta Galmudug oo iska xaadiriyay Finalka

Waxaa soo idlaatay ciyaar xiiso badan oo galabta ku dhexmartay garoonka Kubadda Cagta Muqdisho xulalka Galmudug iyo Gobolka Banaad...

MW Lafta-gareen oo Garowe uga qeyb-galaya caleema-saarka Deni

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhowey...

Ra’iisul wasaarayaal hore oo Garowe ka dagay

Masuuliyiin  isugu jira madax iyo siyaasiyiin waawayn ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, si ay uga qeyb galaan c...

Labada aqal oo meel mariyay habraaca wax ka beddelka dastuurka

180 Xildhibaan oo ka kooban labada aqal ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay wax ka beddelka dastuurka, waxaana diiday 30 xildhi...

Explosion Shakes Bosaso: Fatalities and Injuries Reported

A powerful explosion rocked a popular tea and khat venue in Bosaso, resulting in multiple casualties. The victims, including both ...

SBC Radio Live

Facebook Feed