Somali News

Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay doon kalluumaysi oo Yemen leedahay

Burcad-badeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay markale afduubteen doon kalluumaysi oo calanka Yemen sidata, taasoo lagu afduubtay ...

Puntland oo fasaxday isticmaalka lacagta $50 doolar ah

Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa dib u fasaxday isticmaalka Lacagta $50 Dollar ah oo in ka badan 4 sanno aan laga adeeg...

Puntland oo joojisay aqoonsiga Nabadoonada cusub

Go’aan ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayay ilaa iyo amar danbe ku joojisay aqoonsiga Nabaddoonada cusub iyo kuwa...

Sudan oo Kenya ku Eedeysay Faragelin iyo Taageeridda RSF

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sudan ayaa cambaareysay tallaabada dowladda Kenya ay ku martigelisay saxiixa heshiis siyaasadeed oo...

Ethiopia iyo Somalia oo wadahadallo farsamo ku yeeshay Turkiga

Wasiirro ka kala socday Ethiopia iyo Somalia ayaa wadahadallo farsamo ku yeeshay magaalada Ankara, iyagoo ka dooday khilaafka ka d...

Israel oo loo haysto inay mas’uul ka tahay dilka Suxufiyiin ugu badnaa 2024: CPJ...

Ururka Ilaalinta Saxaafadda (CPJ) ayaa warbixintiisa sannadlaha ah ku sheegay in sanadkii 2024 uu noqday sanadkii ugu dhimashada b...

Shil Bas oo ka dhacay Bolivia oo Sababay Khasaare Badan

Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay shil bas oo ka dhacay waddo buuraley ah oo ku taalla Bolivia, sida ay boolisku sheegeen. Gaad...

Senator Cabdi Samad Abwaan oo dhaliilay dowr la’aanta DFS ee Dagaalka Calmiskaad...

Senator Cabdi Samad Maxamed Abwaan, oo laga soo doorto Puntland kana tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya, ayaa si adag u dhaliilay do...

Mareykanka oo ka tacsiyadeeyay geerida saraakiisha Puntland

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, oo fadhigeedu yahay Muqdisho, ayaa war qoraal ah oo ay ku daabacday barta X ku cambaareysay w...

Ciidamada Mareykanka & Imaaraadka oo duqeyn ka fuliyay buuraleyda Calmiskaa...

Howlgalka Hilaac ee Puntland ay ka waddo Buuraha Calmiskaad, halkaas oo ay fariisimo ku lahaayeen dagaalyahannada Daacish, ayaa xa...

Soomaaliya & Itoobiya oo wadahadl cusub u furmayo

Maalin kadib markii Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ay kulmeen addisa...

9 qof oo Mareykanka ugu dhintay duufaannada xilliga jiilaalka

Ugu yaraan sagaal qof oo siddeed ka mid ahi ku sugnaayeen gobolka Kentucky, ayaa u dhintay qaboowga daran ee xilliga jiilaalka iyo...

SBC Radio Live

Facebook Feed