Somali News

Maraykanka oo Sheegay in La Jabsaday Nidaamka E-Visa ee Soomaaliya,

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin rasmi ah oo ku saabsan suurtaglnimada in kooxaha burcad internet-ka a...

Muhaajiriin ay ku jiraan Soomaali oo la la’yahay

Ugu yaraan 42 qof ayaa loo maleynayaa inay dhinteen kaddib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay toddobaadkii hore ku degtay x...

Maxay ka wada hadleen RW Xamse iyo Safiirka Sweden ee Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Swe...

MW hore Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Madaxweynihii hore ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada ...

Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah ee...

Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaalad...

Golaha Wasiiradda XFS oo ka wada hadlay amniga doorashooyinka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyago...

Amniga caasimada Muqdisho oo shir laga yeeshay

Taliyaha qeybta guud ee ciidanka Booliska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin  ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee amniga mag...

Pakistan oo sheegtay inay tallaabo ka qaadi doonto Afghanistaan

Wasiirka Difaaca Pakistan ayaa sheegay, in Pakistan aysan meesha ka saari karin inay tallaabo ka qaado Afghanistan, ka dib qarax...

Golaha Mustaqbalka Soomaliya oo war soo saaray

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa war-saxaafadeed ka soo s...

Kiisas naxdin leh oo la horgeeyay Maxkamada ciidamada qalabka sida

Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xubno katirsan iyo baarayaal la socda ay tageen Gobolka Shabeelaha Ho...

Madaale oo ka hor timid Musharaxnimada Mungaab ee Duqa Muqdisho

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa si cad uga horyimid magacaabista duqa hadda joo...

Puntland oo magacawday Gudiga Abaaraha

Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugtoor ayaa maanta ku dhawaaqay guddiga gurmadka abaar...

SBC Radio Live

Facebook Feed