Somali News

32 qof oo ku dhintay goob Macdanta laga qodo oo ku taala dalka Congo

32 qof ayaa naftooda ku waayay ka dib markii macdanta kobalt ay ku burburtay aagga macdanta Kalando, oo ku yaal degmada macdanta...

Dad loo qabtay qarax ka dhacay caasimadda Hindiya

Mas'uuliyiinta Hindiya ayaa sheegay in nin loo xiray qaraxii toddobaadkii hore ka dhacay caasimadda Hindiya, New Delhi. Q...

Sheikh Hasina oo maanta xukun Maxkamad lagu ridayo

Haweeneyda Dalka Bangladesh Ra’iisul Wasaaraha ka ahayd ee lagu magacaabo Sheikh Hasina ayaa maanta lagu ridayaa xukun maxkamadeed...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay Nin Gurceel ku dilay ganacsade

Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin ku eedeysan in uu dil bareer ah u gaystay Ganacsade Deeq Cab...

DFS oo qirtay in la jabsaday xogta E-visa

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay in la qabsaday xo...

Khasaare ka dhashay weerar lagu qaaday ciidamada Puntland ee ku sugan Calmiskaad...

Kooxda Daacish ayaa xalay saqdii dhexe weerar ismiidaamin ku qaaday saldhig ciidamada Puntland ku yeeliyiin togga Baallade ee buur...

Tahriibayaal ku dhintay Doon ku rogmatay xeebaha Libya

Ugu yaraan 4 qof ayaa dhimatay kadib markii labo doonyood oo ay la socdeen ku dhawaad ​​100 qof oo tahriibayaal ah ay ku dagtay ...

RW Xamsa oo ku baaqay in laga faa’ideysto wax soo saarka beeraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa soo jeediyay in xoogga la saaro ka faa’iideysiga beerah...

Wasiir Fiqi: Barnaamijka E-Visa Wuxuu Xannibay In Ajaanib Daacish Ah Diyaarad Ku...

Wasiirka gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in barnaamijka E-Visa uu door m...

Xanuun Fayras ah oo ka dilaacay Itoobiya

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaadday in xanuunka lixda qof ku dilay magaalada Jinka ee koonfurta dalk...

UK oo go’aan ka dhan ah Qoxootiga soo saartay

Xoghayaha arrimaha gudaha UK, Shabana Mahmood, ayaa baarlamaanka ka sheegi doonto toddobaadka soo socda in dadka ka dalbada UK m...

Dekedda Muqdisho oo laga dhigay mid shaqeyneyso Habeen & Maalin

Dekedda Muqdisho oo muddo fog wixii ka dambeeyay 6da habeennimo joogsan jireen shaqooyinka ka socday ayaa lagu soo kordhiyay in wi...

SBC Radio Live

Facebook Feed