Somali News

Golaha Wakiilada oo qaadacay warqad ka soo baxday xafiiska madaxwayne Biixi

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci jabin ku tilmaamay xeerka doorashooyinka ee Xeer Lr 91 oo uu madaxweynuhu dib ugu celiyay ...

BOSASO: Qarax ka dhacay goob meherad ah oo lagu qayilo

Qarax nooca miinada ah ee dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay goob meherad ah oo lagu qayilo oo ku taalla aaga xaafada Tuurta ee ber...

MW Xasan muxuu kaga qeyb-galay dalka Qatar ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Dalka Qatar ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalanjabinayeen saraakiil ka tirsan ciida...

RW Xamse oo kulan la qaatay madaxda Hay’addaha amniga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweyne hore Farmaajo?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doha Madaxweynihii hore ee dalka...

Howgalo ka dhan ah xaalufinta deegaanka ka dhacay Qardho

Ciidamada amniga magaalada Qardho ayaa sameeyay howlgalo ka dhan ah ka hor tagista dhibaataynta deegaanka iyo shidista dhuxusha....

MW Muuse Biixi oo muxuu ku celiyay Golaha Guurtida ?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xeerka doorashooyinka ee Xeer Lr 91 dib ugu celiyay Golaha Guurtida. Madaxweyne...

MW Guudlaawe oo gaaray Magaalada Garowe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweey...

MW Xasan Shiikh oo ka dagay dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa...

Antonio Guterres oo war cusub ka soo saaray xaalada Soomaliya iyo Itoobiya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku booriyay Addis Ababa iyo Muqdisho inay furaan wada hadal ay ku xalina...

Howlgalo ka dhan ah amniga oo ka bilowday Boosaso

Laamaha Amniga Gobolka Bari ayaa xalay magaalada Boosaaso ka bilaabay hawlgal oo lagu xaqiijinayo Amniga ka dib qaraxyo lal beegsa...

MW Xasan Sheekh oo Qaahira kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan xildhibaannada labada aqal ee s...

Facebook Feed

Twitter Feed