Somali News

Internship Opportunity !

Pakistan: 4 nin oo dil loogu xukumay ‘aflagaadeynta’ diinta

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa afar nin ku xukuntay dil, kadib markii ay baraha internet-ka ku faafiyeen qoraallo lagu afl...

Garowe oo laga sameeyay Howlgalo ka dhan ah dadka Ajaanibta ah

Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa magaalada Garowe ka sameeyay howlgallo ballaaran oo lagu beegsanayo muhaajiriinta sharci darra...

Puntland oo amartay in la soo gudbiyo xogta shaqaalaha Ajaanibta ah

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa wasaxaafadeed ay soo saartay ugu baaqday in shaqaalaha Ajaanibta ay tagaan qeybta Bo...

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka federaalka oo la kulmay Safiirka EU ee Soomaa...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikarim Axmed Xassan ayaa kulan horudhac ah la qaa...

Puntland oo Bosaso ku qabtay 8 qof oo Ajaanib ah kuna howlanaa amni daro

Hay’adaha Amniga ee gobalka Bari ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgallo ay sameeyeen saacadahii la soo dhaafaya, iyaga oo sheegay in...

Masuul ka tirsan gobolka Gedo oo qarax lagu dilay

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda ee degmada B...

Puntland oo qaadday tallaabooyin adag oo lagu xakameynayo khatarta ajaanibta

Maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabooyin adag oo lagu xakameynayo khatarta ay ajaanibta sharci-darrada ahi ku hayaan amniga Punt...

MW Ciro oo u Ambabaxay dalka Imaaraadka

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa safarkiisii ugu horreeyay saaka ugu ambabaxay waddanka Isuta...

BOSASO: Qaraxyo laga helay Ninkii Ajnebiga ahaa ee Bosaso lagu toogtay

Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Bari gaashaanle sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir ayaa sheegay inay laamaha amnigu heleen  qaraxyo i...

Dowladda Soomaaliya oo hadashay dagaal ka dhacay magaalada Masagawaa

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud Afhayeenka W...

Puntland oo toogtay Ajnabi Miino ku aasayay Boosaaso

Ciidamada ammaanka gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegay in ay toogteen Nin Ajnabi ah oo miino nooca meelaha fog-fog laga hago ku ...

SBC Radio Live

Facebook Feed