Latest News

Puntland: Dadka la nool HIV oo qaadashada daawada u joojiyay faquuq dartiis

Ha’yadda Puntland ee La-dagaallanka AIDS-ka (PAC) ayaa soo bandhigtay xog muujineysa in guud ahaan 646 qof ay qaataan daawooyinka ...

Jubaland oo ka jawaabtay war ka soo baxay DFS

Maamul Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay sheegashada dowladda Soomaaliya ee ku aadan in ciidamo horleh oo ka t...

Ciidamo ka tirsan Jubaland oo iska dhiibay Raaskambooni

Ciidan katirsan kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo Magaalada Kismaayo uga baxay doomo ayaa iska dhiibay Magaalada Xe...

DFS oo beenisay in Madaxweyne Xasan iyo Abiy Ahmed ay is arkeen

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan ayaa ku celiyay mowqifka dowladda ee damaca Itoobiya ee heshiiskii ay So...

Maxkamada sare ee Somaliland oo go’aan ka soo saartay Doorashadii ururada ...

Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa maanta ansixisay go’aankii natiijada doorashooyinka  ee Ururrada iyo Axsaabta Qaranka ee tartam...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS oo furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soo...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Salah Ahmed Jama oo furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet G...

DFS oo ka digtay in lala Macaamilo kooxaha Argagixisada ah

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in howlo culus ay ka socdaan qorsha...

Xildhibaan Xasan Firibni oo raalligelin ka bixiyay askari uu ku feeray xarunta B...

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil ayaa raalligelin ka bixiyay gacan qaad uu ku sameeyay askari katirsan Booliiska ilaaliya xarunta ...

Maxkamada gobolka Banaadir oo amartay in la soo qabto Axmed Madoobe

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa amartay soo qabashada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay Khiyaano Qaran. ...

Baarlamaanka Soomaliya oo ansxiyay Gudiga Doorashada iyo sohdimaha dalka

Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xubnaha guddig...

Golaha Wasiirrada XFS oo ansixyay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka &...

Kulan degdeg ah oo Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxa uu ku ansixiyay Guddiga M...

DFS oo kulan la yeelataya Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Deeq bixiyayaasha

Kulan u dhaceeya Dowladda Federaalka Soomaalya, Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Deeq bixiyayaasha ayaa maanta ka qabsoomay Magaala...

SBC Radio Live

Facebook Feed