Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa maanta ansixisay go’aankii natiijada doorashooyinka ee Ururrada iyo Axsaabta Qaranka ee tartamay, iyada oo ay doorashooyinkaas ahaayeen kuwa isku sidkan ee madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Ururrada iyo Axsaabta Qaranka.
Maxakamadda ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqeysa ansixinta go’aankii natiijada doorashooyinka ee Ururrada iyo Axsaabta Qaranka, iyada oo horay u ansixisay tii madaxweynaha iyo ku xogeenka .
Halkaan hoose ka akhriso ansixinta go’aankii natiijadii doorashooyinka ee Ururrada iyo Axsaabta Qaranka: