Maxkamada gobolka Banaadir oo amartay in la soo qabto Axmed Madoobe

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa amartay soo qabashada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay Khiyaano Qaran.
‘Axmed Madoobe waxa uu ku eedeysan yahay faldambiyeed lid ku ah wadajirka iyo midnimada Qaranka Soomaaliyeed sida ay qoraalka ku sheegtay Maxkamada gobolka Banaadir.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed