Latest News

MW Xasan oo ka qeyb-galay xilwareejinta Agaasimaha cusub ee NISA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala w...

Dad ku dhintay weerar gaadmo ah oo ka dhacay koonfurta Sudan

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay shan kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii kolonyo ay la socdeen ay weerar gaadmo a...

Booliiska Soomaaliya oo diyaariyay ciidamada sugaya amniga Maalmaha Ciidda.

Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo dheeraad ah la geeyay goobaha loogu talagalay in ay ka dhacaan dabbaaldegyada...

Maxkamadda Gobolka Sool oo Dil toogasho ah fulisay

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maanta oo Isniin ah dil toogasho ah lagu fuliyay Allaha U Naxariistee Mowliid ...

Jarmalka oo maxkamadda ICJ loo soo taagey taageerada Israa’iil

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa maanta u fariisaneysa dhegeysiga dacwad ka dhan ah Jarmalka, taas oo la xiriirta taage...

Maxay ku Hishiiyeen Sucuudiga iyo Soomaliya ?

Madaxda Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa ku heshiiyay dhowr qodob oo laf-dhabar ay u yihiin dhinacyada Dhaqaalaha, Difaaca,...

DFS oo digniin udirtay Maraakiibta Jiriifka ah

Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay  dhammaan shirkadaha kalluumeysiga & milkiila...

Madaxweyne Biden oo u hanjabey Benjamin Netanyahu

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu gooddiyey Ra’isul Wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu in haddii uusan joojin beegsiga ...

Puntland oo ka hor timid war ka soo baxay DFS

Puntland ayaa si adag uga hor timid go'aan shalay kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay ku amartay in lagu xiro Qunsuli...

DFS oo Safiirka Itoobiya ku amartay in uu dalkiisa la tashi ugu laabto

Qaraar ay maanta soo saareen Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu amray in xiro muddo todobaad ah dhammaan...

Agaasimihii hore ee NISA oo soo dhaweeyay xilka qaadistiisa

Agaasimihii hore ee hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Salaad ayaa soo dhaweeyey magacaabidda agaasimaha cusub ee ...

Sanbaloolshe oo loo magaacabay Taliyaha Hay’adda NISA

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiye...

SBC Radio Live

Facebook Feed