Agaasimihii hore ee NISA oo soo dhaweeyay xilka qaadistiisa

Agaasimihii hore ee hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Salaad ayaa soo dhaweeyey magacaabidda agaasimaha cusub ee hey’adaas Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), kaas oo maanta xilkaas loo magacaabay.

Warsaxaafadeed uu soo saaray Agaasimihii hore ee NISA Mahad Salaad ayaa Hambalyo u diray Agaasimaha cusub ee Hay’adda.

Mahad ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed uu ugu adeegay awood tan ugu sarreysa, isaga oo ku yiri warsaxaafadeed uu soo saaray.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed