Latest News

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweyne hore Farmaajo?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doha Madaxweynihii hore ee dalka...

Howgalo ka dhan ah xaalufinta deegaanka ka dhacay Qardho

Ciidamada amniga magaalada Qardho ayaa sameeyay howlgalo ka dhan ah ka hor tagista dhibaataynta deegaanka iyo shidista dhuxusha....

MW Muuse Biixi oo muxuu ku celiyay Golaha Guurtida ?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xeerka doorashooyinka ee Xeer Lr 91 dib ugu celiyay Golaha Guurtida. Madaxweyne...

MW Guudlaawe oo gaaray Magaalada Garowe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweey...

MW Xasan Shiikh oo ka dagay dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa...

Antonio Guterres oo war cusub ka soo saaray xaalada Soomaliya iyo Itoobiya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku booriyay Addis Ababa iyo Muqdisho inay furaan wada hadal ay ku xalina...

Howlgalo ka dhan ah amniga oo ka bilowday Boosaso

Laamaha Amniga Gobolka Bari ayaa xalay magaalada Boosaaso ka bilaabay hawlgal oo lagu xaqiijinayo Amniga ka dib qaraxyo lal beegsa...

MW Xasan Sheekh oo Qaahira kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan xildhibaannada labada aqal ee s...

Baarlamaanka Carabta oo ka horyimid faragalinta Itoobiya ee xuduudaha Soomaliya

Baarlamaanka Carabta ayaa war-murtiyeed ka soo saaray xiisada ka taagan gobolka Geeska Afrika, iyagoo si cad u taageeray amniga, x...

Masar ” Madaxbanaanida Soomaliya waa difaacaynaa Itoobiyana…”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaa...

Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Sisi?

Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Ma...

Qaraxyadii ka dhacay Boosaso oo war laga soo saaray

Guddiga horumarinta amniga gobolka Bari oo shir deg deg ah ka yeeshay xaaladda amni ee Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in la bilaa...

SBC Radio Live

Facebook Feed