Somalia

MW Xasan Sheekh muxuu kala hadlay Jaaliyada dalka Norway?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dheer u jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalk...

RW oo sheegay in la mideeyay tababarrada kala duwan ee la siiyo ciidanka qalabka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay mideynayso dham...

MW Xasan oo la kulmay boqorka dalka Norway

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada Oslo kulan kula qaatay B...

RW Xamse oo bogaadiyay ciidamada daraawiishta Jubaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay howlgallo ciidamada Dowladda oo...

Muqdisho: Inka badan 35 kun Arday oo fariistay Imtixaaanka Shahaadiga ah ee fasa...

Maanta oo isniin ah waxaa gobalka Banaadir ka furmay imtixaanka shahaadiga sannad Dugsiyeedka fasalka 8-aad (Dugsiga dhexe) ee Maa...

Safiirka Soomaliya oo Masar oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay gudaha Safaar...

Safiirka J.F.S ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ali Abdi Awaare ayaa soo dhaweyn balaara...

MW Xasan Sheekh oo u safray dalka Norway,

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo ...

DFS oo ka hadashay dagaal beeleed ka dhacay Gamludug

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa baaqa nabadeed u dirtay beelo walaa...

MW Xasan Sheekh oo sheegay in Dowladdu ay ku faraxsan tahay ku biirista EAC.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muuqaalka Fogaan-aragga uga qaybgalay meertada 23aad ee ...

Maxaa lagu ansixiyay shirkii golaha wasiirada soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey...

RW Ku-xigeenka dalka oo Jowhar ka daah-furay mashruuca SABUUN-FAO

Munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar ayaa waxaa si rasmi ah maanta looga daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun-FAO oo waxt...

Safiirka Masar ee Soomaliya oo warqadihii aqoonsinimo laga gudoomay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Mudane Sameh Shoukry ayaa nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka ...

SBC Radio Live

Facebook Feed