Puntland

Senator Cabdi Samad Abwaan oo dhaliilay dowr la’aanta DFS ee Dagaalka Calmiskaad...

Senator Cabdi Samad Maxamed Abwaan, oo laga soo doorto Puntland kana tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya, ayaa si adag u dhaliilay do...

Mareykanka oo ka tacsiyadeeyay geerida saraakiisha Puntland

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, oo fadhigeedu yahay Muqdisho, ayaa war qoraal ah oo ay ku daabacday barta X ku cambaareysay w...

Ciidamada Mareykanka & Imaaraadka oo duqeyn ka fuliyay buuraleyda Calmiskaa...

Howlgalka Hilaac ee Puntland ay ka waddo Buuraha Calmiskaad, halkaas oo ay fariisimo ku lahaayeen dagaalyahannada Daacish, ayaa xa...

Puntland: Goob qaraxyo lagu farsameeyo oo la duqeeyay

Sida lagu baahiyay bogga Howlgalka hilaac ee Buuraha Calmiskaad ee Puntland Saaxiibada caalamiga ah ee Puntland ka taageera la dag...

Booliska gobolka Bari oo sheegay in ay qabteen xubno ka tirsan Daacish

Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bari Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo la hadlay SBC ayaa sheegay in Bosaso ay ka socdaan howlgalo kala...

Faahfaaahin ka soo baxaysa duqeyn xalay ka dhacday Buuraleyda Calmiskaad

Puntland ayaa xaqiijisay in duqeymo labo ah ay Xalay (12kii Febraayo 2025) ka dhaceen buuraha Calmiskaad, waxaana lagu dilay in ka...

MW Lugatoor,”DFS ciidan ugama baahnin laakiin….”

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maant...

Dagaal ka socda Buurelyda Calmiskaad ee gobolka Bari.

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Kooxda Daacish ayaa ka socda deegaanka Buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari halkaasi oo ...

Puntland oo ka laabatay qorshe Maraykanka u wado

Dowladda Puntland ayaa waar kasoo saartay qorshe Maraykanka u wado oo shacabka Falastiin lagu keeni lahaa Puntland. Warsaxaaf...

Puntland oo la wareegtay daamurkii Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay dhinac taagnaayeen Xildhibaanno, Wasiirro, iyo Guddiga Dhis...

MW Deni oo booqday ciidamadii ku soo dhaawacmay furimaha

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kus...

Puntland oo Aas qaran u sameysay Taliye Gaagaale iyo Walaalkiis

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaq Axmed Siciid, ayaa ka qeyb-galay aas qaran oo deegaanka Ceel-d...

SBC Radio Live

Facebook Feed