Dowladda Puntland ayaa waar kasoo saartay qorshe Maraykanka u wado oo shacabka Falastiin lagu keeni lahaa Puntland.
Warsaxaafadeed ka soo baxay ayaa lagu yiri .
”Puntland waxay ixtiraamaysaa xuquuqda reer Falastiin u leyihiin inay si nabad ah ugu noolaadaan dalkooda, Faaladii Wasiir kuxigeenka Warfaafinta kama turjumayn aragtidada Dawlada Puntland waxay ahayd oo keliya aragtidiisa shaqsi oo keliya,”
