Somali News

MW Xasan Sheekh ” Puntland waan ku garab taagan nahay dagaalka DaacishR...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay daga...

Habdhowraha Baarlamaanka oo beeniyay in Mooshin soo gaaray Baarlamaanka

Habdhowraha Baarlamaanka 11aad Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xasan Nuur ayaa beeniyay wararka sheegaya in mooshin lo...

Gudoomiye Cabdikariin ‘ dadku waxay u diyaar san yihiin qof iyo cod

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyay howlaha la...

DFS ”Deni baa diiday doorkii dowlada ee dagaalka Daacish”

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in Madaxwe...

Wasiirada Difaaca ee dalalka Turkiga iyo DFS oo kulan yeeshay

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Turkiga mudane Yaşar Güler ayaa xaru...

DFS oo sheegtay in ay Shabeelada dhexe ay ku dishay 130 Shabaab ah

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ay ku guuleysteen in ay iska c...

Hargeysa oo laga joojiyay cawaysyada iyo bandhig-faneedyada

Maamulka Gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa gabi ahaanba mamnuucay in magaalada Hargeysa iyo degmooyinka ku xeeran lagu qabto...

Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay doon kalluumaysi oo Yemen leedahay

Burcad-badeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay markale afduubteen doon kalluumaysi oo calanka Yemen sidata, taasoo lagu afduubtay ...

Puntland oo fasaxday isticmaalka lacagta $50 doolar ah

Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa dib u fasaxday isticmaalka Lacagta $50 Dollar ah oo in ka badan 4 sanno aan laga adeeg...

Puntland oo joojisay aqoonsiga Nabadoonada cusub

Go’aan ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayay ilaa iyo amar danbe ku joojisay aqoonsiga Nabaddoonada cusub iyo kuwa...

Sudan oo Kenya ku Eedeysay Faragelin iyo Taageeridda RSF

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sudan ayaa cambaareysay tallaabada dowladda Kenya ay ku martigelisay saxiixa heshiis siyaasadeed oo...

SBC Radio Live

Facebook Feed