Somali News

Xaaladda caafimaad ee Suudaan oo laga deyrinayo

Guddiga Badbaadinta Caalamiga ah ayaa ka digay in dalka Suudaan ay dagaalladu halakeeyeen uu “ qarka u saaran yahay ” masiibo ca...

DFS oo sheegtay in ay duqeymo ka fulisay deegaan hoos yimaado Kismaayo

Duqeymo culus ayaa ka dhacay deegaan 40 KM dhanka Waqooyiga Galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ee Caasimadda kumeel gaarka ah ee D...

Ciyaartooyda heerka Caalami ee Africa oo ciyaar cajiib ah kusoo bandhigay Muqdis...

Kumanaan taageereyaal ah ayaa maanta oo Talaado ah isugu soo baxay garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, si ay u daawadaan ciyaa...

Israa’iil oo duqayn ku dishay Sagaal Caruur ah

Duqeymo dhanka cirka ah ayaa Israa'iil ka geysatay Qaza, iyada oo ku garaacday guriga dhakhtarad ay ku dishay sagaal ka mid ah 1...

Hoggaamiye Firdhiye oo la kulmay Xildhibaannada ku matala DFS

Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la yeeshay qaar ka mida xildhibaanada SSC-Khaatumo ku met...

Digniin laga soo saaray halista Badda xiligay kacasan tahay

Wasaaradda Kalluumeysiga  iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku saabsan xilliga ay kacsa...

DFS oo Mucaaradka uga digtay in ay Caasimadda ka abuuraan amni darro

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadalo kasoo yeeray qaar kamid ah xubnaha Mucaaradka oo shalay ka had...

Soomaaliya oo dunida ugu baaqday in laga fogaado Kalluumeysiga Sharci darrada

Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Abukar Dahir Osman ayaa khudbad ka jeediyay shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midooba...

QM oo walaac ka muujisay shuruucda la dagaallanka argagixisada ee Soomaaliya

Qaramada Midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay shuruucda la dagaallanka argagixisada ee Soomaaliya, gaar ahaan awoodaha ballaar...

”Xildhibaanada Mucaaradka ah waxay noqdeen Afhayeenada AS ” Wasiir F...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa fariin adag u diray qaar ka mid ah siy...

SBC Radio Live

Facebook Feed