Somali News

Soomaaliya oo si rasmi ah loogu doortay xubinnimada UN-Habitat

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu doortay xubinimada UN-Habitat waxaana ay Soomaaliya ay afarta sano ee soo socota qayb k...

MW Xasan Sheekh oo Erdogan kala hadlay taageerada Soomaliya

Madaxtooyada Turkiga ayaa shaacisay in Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ErdoÄŸan uu khadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa Soom...

AFRICOM oo baaq udirtay madaxda Soomaaliya

Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo ay Soomaali kam...

Puntland oo IS kala wareegtay Togii Miiraale

Ciidamada difaaca Puntland oo aroornimadii hore ee saaka qaaday weerar dhawr jiho ah ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay Taliskii Mi...

Aadan Madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabil...

MW Ciro oo xadhigga ka jaray xafiis cusub oo Somaliland ka furatay Kenya

Madaxweynaha Somaliland ayaa xadhigga ka jaray dhisme cusub oo uu yeelanayo xafiiska Somaliland ee Kenya, kaasoo ay dowladda Kenya...

Hogaamiyeyaasha Mucaaradka oo maalintii labaad ku shirsan Muqdisho

Hogaamiyeyaasha Mucaaradka Dowladda ayaa maalintii labaad waxa ay ku shirsan yihiin magaalada Muqdisho, waxaana maanta ay kulan ga...

Ciidamo maleyshiyaad ah oo weerar ku qaaday Xabsiga Dhexe Gaalkacyo

Ciidamo maleyshiyaad ah ayaa lagusoo waramayaa inay weerareen xabsiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo ee Puntland, halkaas oo ay ku x...

Gen. Morgan oo ku Geeriyooday magaalada Nairobi

Alle ha u naxariistee, waxaa galabta magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ku geeriyooday Gen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo ...

MW Xasan Shiikh oo sheegay in ay ka go’an tahay horumarinta ciyaaraha Soomaaliya...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoyda caanka ah ee kala ah ...

Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay in Mareykanka uu jihaystay dhanka cadaabta

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in barnaamijka‘Golden Dome’ ee Maraykanka uu halis ugu jiro inuu sababo ‘dagaalka nukliyeerka ha...

SBC Radio Live

Facebook Feed