Somali News

Israa’il oo dishay 38 falastiiniyiin ah

Ugu yaraan 38 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeymo xiriir ah oo ay Israa’iil ka geysatay marinka Qasa muddo nus saac gudaho...

QM oo dalbanaysa gargaar dheeraad ah oo la gaarsiiyo dadka Qasa ku gaajeysan

Madaxa bini'aadantinimada ee Qaramada Midoobay Tom Fletcher, oo u warramayay barnaamijka maanta ee Radio 4 ee BBC, ayaa sheegay ...

Madaafiic lagu weeraray Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho

Tiro hoobiyaal ah ayaa aroornimadii hore ee saakay lagu garaacay qeybo ka mid degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxaana hoobi...

Puntland oo dishay horjooge sare oo ka tirsanaa ururka Daacish

Puntland ayaa sheegtay inay dishay horjooge sare oo ka tirsanaa ururka Daacish, kaas oo lagu magacaabi jiray Axmed Muuse Siciid. H...

Agaasimihii Waaxda Arrimaha diinta ee Hirshabeelle oo lagu dilay magaalada Jowha...

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay ku dishey xalay xaafadda Hanti...

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

Magaaladda Muqdisho waxa ku da’ay roobab xooggan oo sameyn ballaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Roobkan oo da’ay...

Koonfur Galbeed oo dil ku fulisay gacan kudhiigle maalin ka hor wiil dhalinyaro ...

Maxkamadda Gobolka Baay ayaa maanta oo Axad ah waxa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Axmed Cabdullahi Maxmuud oo lagu helay in ...

Firdhiye oo Shiinaha xoojinta iskaashiga iyo ilaalinta midnimada Soomaaliya

Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Wang Yu, ayaa kulan la yeeshay hoggaamiyaha SSC-Khaatumo,  Cabdikhadir Axmed Aw-Ca...

DFS oo sheegtay in la yareeyay khasaaraha qarixii ka dhacay Xiro Damaayo.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka dowladda ay yareen khasaaraha qarixii...

MW Cirro: Somaliland oo qaran ah waxay wax ka tari kartaa xal u helista dhibaato...

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in ay dadaal badan geliyeen raadinta aqoonsiga Somal...

SBC Radio Live

Facebook Feed