Somali News

Puntland oo sheegay in ay qabteen Ajaanib katirsan Daacish

Taliska qeybta booliska gobolka bari ee Puntland ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen Degmada Uf...

DFS oo saartay qiimaha lagu xajinayo sanadkan

War kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay qiimaha Xujayda Soo...

SAMEYN NOOCE AH AYAA AY ISBEDDELKA CIMILADDU KU YEELATAY BURBURKA QOYSASKA SOO B...

Qoysas  badan oo soo  barakacay ayaa  u burburay sababo la xiriira isbeddelka cimiladda, taas oo saameysay beerahooda iyo xoolahoo...

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay 10 safiir oo la magacaabay

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo Soomaaliya uga howlgali doona qaar kami...

Netanyahu oo diiday war ka soo baxay Xamaas

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday shuruudaha xabbad-joojinta ee Xamaas – isagoo sheegay “guusha guud” ee...

QM soo dhoweysay soo qabashada ninkii xaaskiisa nolasha ku gubay

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay soo qabashada eedeysanihii lagu eedeeyay inuu nolasha ku gubay xaaskii...

Ciidamo ka gadoodan mushaar la’aan oo xirtay Jidka Airpor-Ka Boosaaso

Askar katirsan ciidamadii lagu soo tababaray dalka Eritrea, ayaa maanta xirtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, iyagoo ...

Taliyihii Booliska Carmo oo qarax lagu dhaawacay

Taliyaha ciidanka Booliska ee degmada Carmo ayaa lal eegtay qarax xili uu soo gali rabay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka bari ...

Puntland oo qabtay Rag hubaysan oo Doon watay.

Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay Rag hubaysan oo gaaraya ilaa saddex qof iyo doon nooca kalluumaysiga oo ay...

Xulka Galmudug oo $30,000 lagu abaal mariyay

Madaxda Sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa xaflad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxa ay ku abaalmariyeen Ciyaartoyda, Mac...

Maraykanka oo awood gelinaya sidii xabbad-joojin looga dhaqangelin lahaa Gaza.

Dowladda Maraykanka ayaa bannaanka soodhigtay qorsaha ay damacsan tahay ee ah in xabbad-joojin laga dhaqangeliyo bariga dhexe gaar...

NISA oo Muqdisho ka soo dajisay Ninkii gubay xaaskiisa

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka NISA ayaa goor-dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo dajiyay S...

SBC Radio Live

Facebook Feed