Somali News

Dhul-gariir Xooggan oo ku dhuftay Koofurta Taiwan

Dhul-gariirkii ugu xoogganaa muddo 25 sano ah ayaa ku dhuftay Taiwan gaar ahaan dhinaca Xeebta Koofureed waxaana inta la xaqiijiya...

RW Xamse ” Waxaa la soo afjaray dilalkii Bajaajlayda Muqdisho”

Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Fedaraalka ayaa deg...

Duqa Magaalada Muqdisho oo u digay ganacsatada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Ganacsatada ugu digay ina...

MW Xasan Sheekh oo min hal derajo dallacsiiyay Saraakiisha ururka 6aad & 3a...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa min hal derajo dallacsiiyay saraakiisha Ciidamada Dowl...

RW Xamse “Waqti uma hayno is qabqabsi danbe ”

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markale si faahfaahsan uga hadlay ansixinta afarta cutub ...

MW Xasan oo booqday deegaano ka tirsan Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmu...

Catriona Laing oo ka dayrisay mustaqbalka Soomaliya

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa sheegtay mustaqbalka Soomaaliya inuu halis ku jiro. Waxay sheegtay da...

DFS oo digniin kasoo saartay waxyeelo ka dhalan karta roobab la filayo iney dalk...

Hay'adda maareynta musiibooyinka qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa maanta soo saartay digniino ku aadan roobabka Gu'ga oo la fila...

Mucaaradka Turkiga oo Guullo ka gaaray Doorashooyinkii Dowladaha Hoose.

Xisbiga ugu weyn mucaaridka Turkiga, ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinki dowladaha hoos ee Axaddii shalay ka dhacay guu...

MW Xasan oo saxiixay nuqulka wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay nuqulka rasmiga ah ee wax ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4...

MW Deni oo Garoowe ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay...

Koonteenaro gargaar ah oo ku wajahan Magaalada Qaza

Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, tobanaan kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii ay buuq iyo fawdo hadheeyeen, gargaar bini’aada...

SBC Radio Live

Facebook Feed