Somali News

Dowladda Ingiriiska oo si adag uga hadashay xaalad Qasa ka taagan

Dowladda Ingiriiska ayaa dhaliishay dib-u-dhacyada ku yimid gaarsiinta gargaar bini’aadantinimo Qasa, kadib markii in ka badan 1...

Madaxwayne hore oo xabsiga ugu jiray in u daroogada ka ganacsado oo laga siidaay...

Madaxweynihii hore ee dalka Honduras islamarkana lagu helay dambi ah ka ganacsiga daroogada Juan Orlando Hernández, ayaa laga si...

Wasiirka Qoyska XFS & oo la kulantay wafti ka socda Ingiriiska

Wafdi ka socda Boqortooyada Ingiriiska ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul-Insaanka Xu...

Xisbiga Kulmiye oo baaris dalbaday Kiiskii MW hore Muuse Biixi

Xisbiga Mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray is hor istaaggii lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Muuse Bi...

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay safiirka Maraykanka

Madaxweynaha jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay safiirka dowladda Maraykanka...

Ilaalada MW hore Muuse Biixi oo laga hor istaagay Garoonka diyaaradaha Hargeysa

Rasaas ayaa maanta laga maqlay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, xilli uu ka dhoofayay madaxweyni...

Galmudug oo ka hortimid xisbiga JSP

Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid shakhsiyaad uu degmooyinka maamulkaas u magacaabay xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee ...

Dowladda Jarmalka oo dhawaan aqoonsaneysa Baasaboorka Soomaaliga

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow ayaa shaaciyay in dhawaan dalal badan oo caalamka ah ay a...

Koonfur Galbeed oo dalbatay in looso gacan galiyo Xildhibaan Jeesow

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Xasan Cabduqaadir, ayaa maanta ka hadlay howlgalada ay ciidamada ammaanku ka wa...

Venezuela: “Trump wuxuu wadaa hanjabaaddii gumeysiga”

Venezuela ayaa ku eedeysay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu sameeyay "hanjabaad gumeysi" ka dib markii uu sheegay inay ...

RW Xamse ” Soomaaliya waxaa ka jirta xasillooni siyaasadeed iyo amni”...

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya maanta tahay meel xasilloonideeda amni iyo siy...

QM oo billaawday qorshaha ay uga baxeyso gudaha Soomaaliya

Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay qorshaha ka bixitaankiisa gudaha Soomaaliya, xilli mudada jiritaan...

SBC Radio Live

Facebook Feed