Somali News

Kenya oo dib u fureysa xadka Mandheera

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa ku dhawaaqay in xudduudda Mandheera ee u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya dib loo furi doono bi...

DFS oo sheegtay in Ciidanka Xoogga laga saarey tiro askar ah

Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay jiraan tiro askar ah oo Ciidanka Xoogga looga saarey ...

RW Xamse oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi ka socda Jarmalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wafdi heer sare ah oo...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo saxiixay labo siyaasadood

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta saxiixay siyaasadda dalxiiska Jubaland, taas oo ay soo diy...

Kulanka Baarlamaanka oo si bilaa buuq ah maanta ku furmay

Kulanka wadajir ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa barqonimadii maanta si bilaa buuq ah uga furmay Xarunta ...

Maxay ku heshiiyeen Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya & Sacuudiga?

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi ayaa dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Sumuwa...

Warbixin: Mooryaan Hubeysan oo Afduub iyo Dil u Geystay Haweeney Soomaaliyeed

Xaawo Xasan oo ah hooyada dhashay marxuumad Maryan Faarax Jaamac, ayaa warbaahinta uga warrantay dhacdo murugo leh oo ku saabsan a...

DFS oo Puntland iyo Jubaland ku eedeysay dib u dhaca shirka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay dib u dhaca ku yimid wufuuddii qorsheysnaa inay ...

Soomaaliya iyo Ruushka oo wada saxiixday heshiis Caafimaad

Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka ayaa wada saxiixday heshiis is afgarad ah oo lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka dalka. Wa...

DFS oo ka hadashay sababta ay u celisay diyaaradihii siday ilaalada Deni iyo Axm...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ay jabiyeen baratakoollada iyo habraacyada ...

Wasiir Fiqi oo u jawaabay Puntland iyo Jubaland

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeynta uga timid maamul-goboleedyada Puntland iyo Jubaland oo sheegay in ciidamadooda la...

G. Aadan Madoobe oo ganaaxay Xildhibaanno rabsho ka sameeyay fadhigooda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno...

SBC Radio Live

Facebook Feed