Somaliland

Beesha caalamka oo amaantay Doorashdii Soomaliland

Safiiro ka socday waddamada caalamka  ayaa sheegay in codbixintii doorashooyinka Somaliland ay u dhacday si hufan oo nabad ah. ...

Gudiga Doorashada Soomaliland oo war soo saaray

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay in marka hore lasoo saari doono natiijooyinka degmooyinka iyo gobolada, kadib...

shacabka Somaliland oo safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta

Dadweynaha Somaliland ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta dooorashooyinka isku sidkan ee madaxtooyada iyo tan ururada. ...

Maxaa saaka ka cusub Qorilugud ee dagaalku shalay ka dhacay?

Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga  helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal labadii cisho lasoo dhaafay ka dhacayay inta u dhaxeysa Qo...

Gudiga Doorashooyinka Soomaliland oo go’aamo soo saaray

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa amar ku bixiyay in lasoo xidho taageerayaashii xisbiga Kulmiye ee la arkay iyaga oo h...

MW Muuse Biixi oo la kulmay Safiirka Dalka Denmark

Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa manta  kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen Sonne And...

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya oo ku biiray Xisbiga Waddani

Wasiirkii hore Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ...

Ollolaha Doorashooyinka oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Somaliland

Ollolaha doorashooyinka ayaa maanta ka bilaabmay guud ahaan Somaliland, ollolaha ayaa socon doona 22 cisho, iyada oo lasoo afmeeri...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo dib u helay xoriyadiisii

Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa hada laga siidaayay jeelka Madheera, kadib markii ay Maxkamada Sare ee Somaliland amar ku bix...

Cirro” Xildhibaan Maxamed Abiib waa Codkii Reer Awdal oo Sharci-darro Ku X...

Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Xildhibaan Maxamed Ab...

Somaliland oo walaac ka muujisay hubka ay Masar ugu deeqday Soomaaliya

Somaliland ayaa sheegtay in hubka ay dowlada Masar ugu deeqday Soomaaliya uu gacanta u gali karo qabaa'ilka iyo kooxaha xagjirka a...

Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo la Guddoonsiiyay Shahaadooyi...

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa shahaadooyinka musharaxnimo guddoonsiiyay musharixiinta madaxweynaha, xili uu meel sar...

SBC Radio Live

Facebook Feed