Somalia

Wasiir ka tirsan xukuumada RW Xamse oo Iscasilay

Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saadaam Maxamuud Cabdi ayaa xalay ...

DFS oo Baydhabo u dirtay afar diyaaradood oo sida gargaar bani’aadanimo

Hay'adda maareynta iyo musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa saakay gargar bani'aadanimo u dirtay magaalada Baydhabo ee...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Jarmalka

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya Dr, Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa maanta si diiran loo...

Taliye Asad oo la kulmay Saraakiil ka socday Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Boliska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Saraakiil ka socda...

Xildhibaanada labada Aqal ee Jubaland oo aqbalay codsigii Axmed Madoobe

Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Jubaland oo shir jaraa’id maanta ...

Wafdi uu hoggaaminayo RW ku xigeenka labaad ee Dalka oo gaaray Qaahira

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali iyo wafdi la socda ay...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miis...

Xildhibaano eedeymo u jeediyay Madaxweyne Deni iyo Wasiir Juxa

Xildhibaanada xisbiyada mucaaradka ee Puntland ayaa qaadacay heshiis ay wada galeen xisbiga Kaah ee uu guddoomiyaha ka yahay madax...

Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay

Wasiiru dowlihii Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirashiid Jire Qalinle ayaa goordhaw shaaciyay inuu iscasilay, ...

DFS oo sheegtay in amniga dalka Itoobiya uu faraha kasii baxayo

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay Itoobiya in ay u baahan tahay amni gudaheeda ah, isagoo s...

MW Xasan Sheekh oo magacaabay sarakiil ciidan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sameeyay isbeddel la xiriira hoggaanka ciidamada, kadib markii soo jeedin uga...

RW Xamse iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Slovenia oo ka wada hadlay iskaashiga ...

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka a...

SBC Radio Live

Facebook Feed